Saturday, January 30, 2016

Daawo: Doorka maanta Shacabka''Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadan...

Posted By: KowtharMedia - 3:11 AM
waxaa doorka maanta Shacabka hogaaminkara Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadaninimo ilaah isugu daray.???

Adiguba dadaaloo horumari dalkeynooo'''
#Muqaalkan hoose waa hees qiimo badan oo loogu magac daray Soomaalidu waa Walaal ''' 
Walalkeyga oo ku luuqeyay heestan wan uga mahadcelinaa waxana lagu saleeyay waqtiga lagu jiro iyo sida looga gudbikaro: 
Anigu waan ku raacay ee adigu ma igula raacsantahay mise ?
Erayadu heesta waa:
---Somalidu waa Walaal
Sokeeye Iyo waa isku xidid
Sinaba Uma kala fogeeee'''
---Sidriga iyo laabta isku fura
Midnimo aan u Sahmineee'''
---Isu Samir Somaliyeey ka soco shalay salalkii dhacay''
  Isu Samir Somaliyeey ka soco shalay salalkii dhacay''
---Xasuustaay Qalad ma saxo waa suni waayo waayo xun''
Sameynta Qabiilka ka taga''Sameynta Qabiilka ka taga''

About KowtharMedia

Organic Theme is officially developed by Templatezy Team. We published High quality Blogger Templates with Awesome Design for blogspot lovers.The very first Blogger Templates Company where you will find Responsive Design Templates.

0 comments:

Post a Comment

Copyright © 2015 Nabad iyo Warsan

Designed by