Thursday, January 7, 2016

Xaqdhowro Waaalidka''Inkastoo ay jiran Waalidiin dayaca dhalaankooda 'Ko...

Posted By: KowtharMedia - 2:36 AM
#‎Waalid‬ la'antooda iftiin lama heleenoo''''

‪#‎Qorax‬-dhacda halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah.
Marnaba ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaadkooda ayaa xaqiiqdii ah bilow
cusub. Hadaba Hala Xaqdhowro Waaalidka'' Adiguna Caruurtaada ka dhowr wixii dhib ah, Iskuna day inaad ka haqab tirto baahidooda aasaasiga ah '''Inkastoo ay jiran Waalidiin dayaca dhalaankooda hadana ku barbaara Wado Ciil Iyo Xanuun Badan Leh!!!

About KowtharMedia

Organic Theme is officially developed by Templatezy Team. We published High quality Blogger Templates with Awesome Design for blogspot lovers.The very first Blogger Templates Company where you will find Responsive Design Templates.

0 comments:

Post a Comment

Copyright © 2015 Nabad iyo Warsan

Designed by