Saturday, March 5, 2016

Posted By: KowtharMedia - 12:01 PM
Ma nastoo habeen qura hurdo kuma nagadee
naadafis kuma casheeyoo
waxaan ahay naftii huray—
Naaqudayaasha nacabkan ilaalshaa
Marna uma nagaadi karee nacaskan gumeystaha–
nafta inaan ku wayo ayay niyadeydu jeceshahay
Ee Calankeyn nuuroow hadii aad soo noqon allow ku nabad geli —
‪#‎Waa‬ kuma Suudi yalaxow dhiblaawe mardhaw lasocokowtharmedia.com wareysi dheer oo aan la yeeshay ooo uu kaga hadlay waxyaabo uu aaminsan yahay suudi iyo qodobo kale aan idiin qarinayo isnha’alah

About KowtharMedia

Organic Theme is officially developed by Templatezy Team. We published High quality Blogger Templates with Awesome Design for blogspot lovers.The very first Blogger Templates Company where you will find Responsive Design Templates.

0 comments:

Post a Comment

Copyright © 2015 Nabad iyo Warsan

Designed by