Friday, March 4, 2016

Marxuum Muxudiin Maxamed ayaa isniinta 15/02/2016 Lugu dilay Qarax loogu...

Posted By: KowtharMedia - 5:54 AM

Marxuumka ayaa maalintii isniinta 15/02/2016 Lugu dilay Qarax loogu xiray gaarigiisa Agaagaarka KM4 ee Magaalada Muqdisho.
waxa uu ahaa AUN Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga, oo horey na u soo qabtay jagooyin kala duwan'
Waxa uu dhashay marxuumka : Isniin 12/10/1953 -- Waxa uu geeriyooday : Isniin 15/02/2016
waxa uu ku dhasahay marxuumka : Muqdisho waxa uu ka tagay 6 Caruur ''
+Heerkiisa waxbarasho marxuumka :
* Master Xiriirka Caalamiga iyo Diplomasiyada , Kampala University .. wuu waday
* BA : Kuliyada Siyaasada iyo Saxaafada , Jaamacada Ummada 1987
*Tababarka Macalinimo “Mac-had Almucalimiin, ee Jamal Cabdi Nasir 1973-1975
+ Dhanka Shaqada:
* Wasiirka Difaaca (TFG) 2008
* Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulan 20/02/2016 – ilaa uu ka geeriyooday
* Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshynta iyo Iskaashiga Caalamiga (TNG) 2000-2003
* Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga (TNG) 2003-2004
*Xubin Baarlamaankii Carta(TNG) 2000
*Macalin Wasaarada Waxbarshada – Hiiraan & Muqdisho 1975-1979
* Garsoore Kubadda Cagta 1975 -1983
* Madax Waxbarashada Dadka waaweyn ( Iskuulada H.wadaag & Hodan) 1980-1982
* Agaasimaha Waxrashada dadban wasaarada Waxbarashada 1983-1985
* Agaasimaha Canshuuraha Dadban ee Degmada Shibis , Wasaarada Maaliyada & Lacagta 1987-1989
* Agaasimaha Canshuuraha Dadban ee Degmada Hodan, Wasaarada Maaliyada & lacagta 1989-1990.
* Gudoomiyaha Hay’adda Dirir ee Gargaarka & Horumarinta 1995-1994
* Tifatire Wargeyska Somali Herald 2006
* La taliya Hay’adda Somali Women Empowerment (SOCWE) 2005-2007

About KowtharMedia

Organic Theme is officially developed by Templatezy Team. We published High quality Blogger Templates with Awesome Design for blogspot lovers.The very first Blogger Templates Company where you will find Responsive Design Templates.

0 comments:

Post a Comment

Copyright © 2015 Nabad iyo Warsan

Designed by