Friday, March 4, 2016

Qaabkii Dilka loogu Xukumay Xasan Xanafi iyo sida dareenkiisu noqday Mar...

Posted By: KowtharMedia - 8:41 AM
Ex-wariye Xasan Xanafi Xaaji oo dil toogasho lagu xukumay ka dib markii lagu helay dambi ah in uu wax ka qaarajiyay wariyeyaal fara badan, ayaa ninkaan oo xubin ka ahaa Al Shabaab waxa uu Maxkamada horteeda ka sheegay in uu ku qanacsan yahay dilkaas toogashada ah ee lagu xukumay .

waxa uu caan ku ahaa in uu Telfoon ku soo waco bahda Saxaafada iyo Wariyaasha kaas oo Dil iyo caga jugleeyn ku heen jiray xiligii Al Shabaab magaalada Muqdisho ku xoogaanaayeen .
halkan hoose ka daawo sida xukunka uu u dhacay:

About KowtharMedia

Organic Theme is officially developed by Templatezy Team. We published High quality Blogger Templates with Awesome Design for blogspot lovers.The very first Blogger Templates Company where you will find Responsive Design Templates.

0 comments:

Post a Comment

Copyright © 2015 Nabad iyo Warsan

Designed by